Daawo:C/wali Gaas oo Gabar Ciimada Amaanka Si gaar ah Ugu soo Dhaweysay Boosaaso

Madaxwaynaha Puntland C/wali gaas ayaa si dhiiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Boosaaso isagoo safari kaga yimid sacuudiga iyo itoobiya maxadwaynaha ayaa sheegay inuu heshiisyo lasoo saxiidey ganacsato reer sacuudi ah si ay jidad iyo maalgashi wadanka uGu sameyn lahayeen. waxaakaluu sheegay inuu itoobiya tagay dawladaas ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa xiriirkooda ganacsiga iyo kan amaankaba. gaber kamida ciidamada amaanka Puntland oo labisan yaa qiiro awgeed lajoogi waydey iyadoo muujinaysa jaceylka ay uqabto madaxdeeda gaas isku duubtay.
Hoos kadawo


Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.