Daawo:Roobab lagu dayrsadey oo kada’ay Magaalada Buuhoodle

Waxaa soo badanayaa deegaanada uu kacurtey roobka Guga iyadoo abaar ay kajirtay deegaanka Soomalida dagto, degaanada uu roobka ka curtey waxaa kamida Magaalada buuhoodle shacabka buuhoodle ayaa aad uGu farxay roobka alla siiyey hadaladoodiina waxaa kamida.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.