Dhageyso: Taliyaha daraawiishta K/galbeed ”Alshabaab ayaan soo qabanay”

Ciidamadda Gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed Somalia ayaa howlgallo ballaran ka sameeyay D,Buur Hakaba, kaas oo lagu soo qabtay rag lala xiriirinayo Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidamadda Maxamed Isaaq ayaa sheegay in howlgalkaasi intii ay ku guda jireen uu dhacay dagaal kas oo ay waxyeelo ku soo gaarsiiyeen Al-Shabaab .

Waxa uu sheegay in ciidamadda Koofur Galbeed ay baaritaano ku hayaan sida uu yiri dagaalyahanadda ka tirsan Al-Shabaab.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.