Daawo: Iskuul Cusub oo Laga Hirgaliyey Dagmada Balanbale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Munaasabad si heersare ah losooo agaasimay oo ay ka so oqeybgaleen Qeybaha Bulshada iyo Maamulka Degmada Balambale ayaa lagu qabtay gudaha Degmadaasi.

Ujeedka Munaasabdda ayaa Aheyd Furitaanka Iskuul cusub oo ay hay’adda African Releif Fund ka hirgalisay Degmadaasi balambnale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay gudaha Iskuulka.

Jaamac Hayle Gudomiyaha Degmada Balambale ayaa ugu horey ka hadlay Furitaanka Munaasabdda isagoo Baraarujiyay Hirgalinta MAshaariicda Caynkani oo kale ah.

Dhinacoodane Bulsahda ree Balambale ayaa uga mahadceliyey hay’adda African Releif Hirgalinta iskuulkani ay ka hirgalisay Degmadaasi balambale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

HOOS KA DAAWO MUNAASABADDA.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.