Toos Dhageyso : Goobjooge ku sugan Daacdheer oo ka waramaya Dagaalada halkaasi ka soconaya.

dagaal

Iyadoo Dagaalada Ka dhacayay Degaanka Daacdheer ee Gobolka galgaduud ay sii xoogeysanayeen tan iyo saaka ilaa xalay, ayaa waxaa inoo suuragashay inaan wareysano mid kamid ah Dadka Deegaanka ee Goobjooga ka ahaa dagaalka.

Goobjoogahani ayaa inoo xaqiijiyey in Dagaalka uu yahay mid aa du culus kaasi, oo u dhaxeeya Maleyshiyaad kasoo jeeda Bari gobolka galgaduud, iyo ciidamada ismaamulka Soomaalida ee itoobiya.

Khasaare baaxad leh ayaa lasoo warinayaa, waxaa kale oo dadka deegaanka ay inoo xaqiijiyeen in ciidamadii Maleyshiyaadka ahaa ee ka duulay Galinsoor dib losoo riixay.

Hoos ka dhageyso Codka Goobjoogaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.