Degdeg: Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Daacdheer, oo sii xoogeystay.

Wararka ka imanaya Deegaanka Daacdheer Ayaa Sheegaya in uu Halkaasi Wali ka Socdo Dagaal Maanta Qarxay oo u Dhaxeeya Ciidanka itoobiya iyo Shacabka Galmudug,

Dagaalka ayaa Waxaa Markii Danbe ku Biiray Ciidanka Galmudug kuwaasi oo Difaacaya Shacabkooda oo Dhoor jeer Halkaasi lagu Xasuuqay,

Wararka ayaa intaasi ku Daraya in 4 Gaari laga Gubay Ciidamada galmudug ee Qaabka beeleed isu abaabulay kuwaa soo ay a dagaalameen ciidamada Liyu Poliska,

Dagalka oo Socda ayaa Saacad kasta Waxaa ka imaan kara Warar kala Duwan Waxana Labada Ciidan isku Hor Fadhiyaan Halka Dagaalka Markii Hore ka Bilowday,

Mamaulka galmudug ayaa dagaalkan Ku biiray wixii ka dambeeyey markii Dagaalada ay soo noqnoqdeen, deegaanka Daacdheer ka dhacayay.

Wixii ku  soo Kordha Dagaalka Lasoco

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.