Daawo:Qaabkii ay udhacday Doorashadii Gudoomiyaha Barlaamka Galgaduud sare Caabudwaaq

Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacday Doorashadii Baarlamaanka Galgaduud sare, xubnaha baarlamaanka Galgaduud sare ayaa cod uqaaday  kasoo ahaa saduuq ay xildhibaanadu codkoodu ku ridayaan  waxaana uGu dambayntii ku guulaystey hareeri xasan Barre .

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.