Daawo: Dhaanto Cusub oo la magac baxday Dalxiis oo loo qaaday Waqooyiga Galgaduud oo lasoo saaray.

Waxaa dhawaan soo baxday dhaanto cusub oo loo qaaday Degmooyinka dhaca waqooyiga gobolka galgaduud, sida Caabudwaaq, Dhabad, balambale, yamaarugleey iyo dalsan.

Heesta oo ay qaadeen fanaaniin kasoojeeda deegaankaasi, ayaa lagu xusayaa muhiimada uu deegaankooda leeyahay, iyadoo tan iyo intii lasoo dhigay Youtubekane ay daawadeen kumanaan qofood oo caalamka ku kala sugan.

Hoos Ka Daawo Heesta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.