Dhageyso Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray magaalada Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka ayaa goor dhow ka degay magaalada Jowhar.

Diyaaradda wada wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odawaa iyo wafdiga la socda ayaa loo galbiyay halka uu ka soconayo shirka maamul u sameynta labada gobal ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee magaalada Jowhar.

Wafdigani waxaa kamid ah ergo ka qeyb galaysa shirka maamul u sameynta labada gobal

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.