War Deg Deg ah Ciimada Col. Bare Hiraale oo Sugnaa Duledka Kismaayo oo La soo Xareyno Saacadah soo Socdo

Waxaa Lagu Wadaa Goor dhow In La Soo Galiyo Magaalada Kismaayo Ciidmada Ku Sugnaa Degaanka Sabca Ashaaraf ee Tabacsanaa Bare Hiraale.

Magaalada kismaayo waxa Ka Baxay Goor dhow Wafdi uu Hogaminayo Madaxweyne Ku Xigeen Jubland Farataag Xubno ka socdo Besh Sade iyo Saraakil ka socoto Ciidmada Amisom ee ku Sugan Jubooyinka

Waxa Ay Goor dhow Gareen degaanka Goob weyn Iyadoo Hada lagu Wado In Loo Dhaqaaqo Saldhiga Ciidamada Ay Degan Yihin .

Soo Xareynta Ciidamada sido Kale Waxa ka Qeyb Qadanyo Diyaradaha Qumaadatiga u Kaco oo ay Leyihiin Amison Si ay oga Difacaan Werar oga Imaan Karo Masulinta Al- shabab

La soco Wararka Kale Ciidamada Sawiro iyo Codadkoda  ku saabsan

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.