Daawo; Qarixii Maanta Degmada Baledxaawo lagula eegtay Gudoomiyaha Degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada baled xaawo yuusuf maxamed cabdiqaadir yuusuf kaanti ayaa qarax lagula eegtay degmada baled xaawo ee gobolka gedo.
Qaraxani oo uu ka badbaaday gudoomiyaha ayaa waxaa ay ku wax yeeloobay sedex ruux oo kq mida istaafka gudoomiya halka laba kamidana uu aad u fudud yahay dhaawacooda.
Illa iyo haatan waxaa ay dhaqaatiirtu la tacaalayaan mid ka mida sedexdii ruux ee ku dhaawacantay qaraxaasi
Mana jirta cid ilaa iyo iminka sheegatay falkaasi qaraxa

Hoos Ka Daawo Sawirada Qaraxa.

 

qarax

qarax1

1 Comment

  1. GEDO ILAAHAY COLAADA HAKADULQAADO IYO ABARTA GEDO ALLOW ROOBKU KACURTOO KAQADIN NIMCADA BEERAHA ALLOW XOOLAHA DARARAN ALLOW NABAD LAGU CAWEYAA WIL IYO GABAR GACALA KU AQALGALAAN UBAD BARAKAYSAN KUDHALAN ALLOW NABADI LAGUQAYAN GEDO KUSOCELI FADLAN UMADAYDAY DHIBKA IYO DILKA RUUX MUSLIMA DIINMAHANE NAGADAYA MEEL DHIIG MUSLIM AMABA ADANA LAGUDADIYAY MACNADARANA WAA KAGUURAYSAA NIMCADA ALLEE FADLAN NIMCADA ALLE SAAN KUHELNO AAN ALAAH UTOBADKEENA DILKA IYO COLAADA QALALASAHA HALAYSKADAYO BULSHADA BEERAHA HATABCADAN XOOGOODA HAMALAN XILIGII ALAAH LOOCARARAYAN JOGNAA XILI FIDNAN JOGNAA ALAAH HALO LAABTA NAFTAYDA IYO NAFTA WALALKASTOO MUSLIM AH BA ASCWRBWR

Leave a Reply to zakia Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.