Wararka Gobweyn :Kulamo Ka soconayo Goob Weyn iyo Xaalada oo Kacsan Hada.

Hada Waxaa Deganka Goob Weyn ka socdo kulan Barlaaran oo Loga Hadalayo sidii loo Wajihi Lahaa Soo xareynta Ciimada.

Kulanka waxa Shir Gudoominya Madaxweyne Ku Xigeenka Jublanda Farataag Waxa Qeyb ka Ah Xubno  Ka Qeyb Galayo Wasiirka Amniga Jubland “Darawiish” Wasiirka Arimaha Bulsha Macalin Maxamed Sarkala Ka socdo Itoobiyo oo Hesysto Qeybta Jubooyinka iyo Xubno Kale .

Waxa La is Ku Fahmi La, yahay Qaabka Cidamada Lagu Tagay, Waxaa Goor dhow Saldhig Ciidamada Ay Degan Yhihiin ayaa la isku afgartay in Loo Diro Labo Masuul oo Kale Sarkaalka Ka socdo Itoobiyo iyo Wasiir Amniga Jubland oo kaliya inta kalan ay jogana Goob weyn .

Waxa Qilaaf Xoogan uu Ka dhex Tagan Yahay Ciidamada La soo Xareyno oo Qaarkood diidan In kismaayo ay tagaan Sidoo Kale Waxa Lagu Qancin Rabaa Ciidamada in Hubkooda Ay Ku Warejiyaan Amisom inta Aanan La geyn Kismaayo Tas oo ay Diidan yihiin

La soco Wixii Ku soo kordho kulamada  

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.