Dhageyso :Faah- Faahim Ka so Baxeyso Qaraxii lagu Dili Rabay Gudomiyaha Balad- Xaawo.

qar

Waxa Warar Dheeri ah Ay Ka Soo Baxayan Qarax Qasaaro Gestay oo uu Maanta Ka Bad Baday Gudoomiyaha Degmada Balad Xawao Yusuf Gaanti

Qarax Ayaa Wax uu Ahaa Mid Dhulka Lagu Duugo ee Laga Hago Ramuud Kontoroolka , Wararka uu Helayo Gedo times Ayaa Sheegayo in 3 Askari ay Oga Dhawacantay Gudoomiyaha mid Ka mid ahna uu Yahay mid Daran .

Xaalada Magaalada Ayaa Soconayo inkasto Wali Ciidamada Ay Wadaan Baritaan La Xariiro Dad Ka Danbeyay Qaraasxi Ilaa Had Ma jirto Cid Shegatay Masuliyada Qarax ee Ka Magaalada Balad – Xaawo

Mid Ka Mid Ah Dad Ku sugnaa markii Qarax Dhacay Ayaa Gedo Times oga War bixiyay Sida ay Wax u Dhaceen.

Halkaaan ka Dhageyso  :

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.