Dhageyso :Taliska Boliska Jubland oo Ka Digay Werar Al- shabab Ay ku Qadaan Xarumaha Maamulkasi

deg

Laamaha Amaanka Maamulka Jubalnd ayaa kulan Deg Deg ah Waxa Ay Ku yesheen Magaalada Kismaayo

Kulanka Ayaa Wax loga Hadlay Xalada Amni ee Magalada Kismaayo iyo Amaro uu soo Saray Taliska Boliska Jubland oo Ku aadan Wadooyinka Caririg Ah.

Masulinta Ayaa Waxaa Ay Shegeen in Masuliyada Amaan ee  Magalada Lagula Xisaabtamayo Boliska iyo Nabad sugida Jubland

Waxaa La sheegay in Magalada Ay Ka bilaabayaan Ciidamada Baritaano Amaanka Lagu xaqijinayo,

Afhaayeenak Boliska jubland Jaamaac Ciro oo La Hadlay Gedo Times Ayaaa Ka War bixiyya Natiijada Kulankooda

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.