Dhageyso:Maxakamada Ciidamada Qalabsida oo Toogatay Ragii Ka Danbeyay Dilkii Wariye Hindiyo Xaaji

Maxkmada Ciimada Qalabsida Ayaa Xukun Togasho KU Fulisay Maanta Labo Ruux oo Lagu Edeyay Dilka Alaha u Naxaristee Wariye Hindiyo Xaaji

Goob Fagaaro ah oo Ku Taalo Muqdisho aya Lagu Togtay Ragaan oo Dhowr Maxakmad Soo Maray Waxaan Saaka Lagu Toogtay Muqdisho

Doodad rag Maanta La toogaty Ayaa Mudo Soo Socotay ka Dib Markii Mar Hore La soo Bandhigay Ducementry Laga Duubay Sida ay u Fuliyeen Dilka Wwariye Hindiyo Xaaji

Waxaa Hada Xiran Xasan Xanafi oo ah Rux Shegaty Inuu Shabab U Qabilsanaa Dilka Wariyaasha Sidoo Kalana uu Ka Qeyb Qaatay Dhowr Wariye oo La Dilay Ka Dib Markii uu Malehay Qirsihii Lagu Dili Lahaa.

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.