Dhageyso:Kooxo Hubeysan oo Dad Rayid ah ku Dilay Degaan Ka Tirsan Gobalka Bakol

Wararka Nag Soo garayo Degaanka Garasweyne oo Hoos Tago Magalada Xudur Waxaa ay Shegayan in Degankasi ay koxo Hubeysan Ku Dileen Odey Dhaqmeed

Kooxda Hubeysan Ayaa La Sheegay in Odey Dhaqmeedka Ay ugu Tageen Guri uu Ka Daganaa degaanka Ka Dibna Ay Rasas La Dhaceyn

Dilka Ka Dib Ayaa La Sheegay Koxdii Dilka In Goobta Ay Ka Baxsade Qaar Ka mid Ah Dad Degaanka oo La Hadlay Gedo Times Ayaa Wax ay U shegeemn Inaysan Jirin Cid Si Gaar ah logu Edeyn Karo Dilka Odey Dhaqameedka

Gobalka Bakool Wax uu Ka mid yahay Gobalda Dalka Inta Badan Dilalka Kala Duwan logu Geysto Dad Rayidka Ah ee degan deganadasi

Halkan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.