Xog: Gudi loo Magacabi rabo Ciimada Ku Sugan Duleedka Magalaada Kismaayo.

Waxaa Soconayo Kulamo Goono Gooni ah oo ay Yelanaya Xubno Gaar ah oo Loo Xil Saaray Magaacbista Gudiga Soo xareynayo Ciidamada Ku Sugan Duleedka Magaalada kismaayo oo Qeyb Ka Ahaa Heshiskii Kismaayo Ka Dhacay in La soio xareyo

Xubnaha Loo Xilsaaray oo Inay Gudiga Dhinaca Besha sade Ka Magacaaban oo Ay Ku Jiraan Maxamed cabdi kaliil iyo Cabdi shire iyo Madaxweyne Ku Xigeen Jubland Fartag Ayaa Kulamo Waxa Ay La qadanyeen Belaha dego magalada Kismaayo oo ay Qeybta Ka Yihiin Ciidamada Kuwa Joogo Duleedka Kismaayo Sida Belaha; Gaal Jacel , Sheqaal. Cawro Mare, iyo Kuwa Kale iyago Ka Tali Galinyo Sidii Ciidamada Lo Soo Xareyn Lahaa Iyo Doorka Laga rabo inay ka Qataan in Ciidamada la soo Xarerayo .

Dhinaca Hogaamiyaha Maamulka Jubland Ayaa Wax uu balan qaday in La shaacinayo Gudiga Ciidamada Soo Xareynayo Markii Ka Laabto magaalad Muqdisho oo uu Imaan Doono 10 Bishaan oo uu kdhici rabo shirka Hiigsiga

Besha Sade oo Ayaa Dadaal xogan siyaasiyinteda Waxaa ay Galinyaan in Sida ugu Dhaqsiyaha Badan ln lo Soo Xareyo Ciidamada Ku Sugan Duleedka Magaalada Kismaayo Ka dibna Tabo Bar loo Furo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.