XOG: Ciidamada Maamulka Jubland ee Jabuuti loo Qaday Saami intee La”eg Ayay Ku Lahayd Besha Sade.

Waxaa Goor dhow Magalaada kismaayo Laga Qaaday Ciidamo Tiradood Ay Gareyso 40 askari Kuwaas oo Lagu So Tabo Barayo Dalka jabuuti Ka dib Markii uu Maamulka Jubland Ka Helay Deeq Dhinaca Ciidmada Tabo Barkooda Ah.
Ciidamada Ayaa Wax loo Qeyb Saday Si Saami siman Belaha dego Maamulka Jubalnd Degaanda uu Ka Arimeeyo Waxaan Besha Sade oga Soo Aaday 8 Askari Halka Beelah Qaar Ay heleen 4 ilaa 5 inta U dhaxeyso.
Ciidamada Jabuuti loo Qaday Waxa Soo Xulay Siyaasiyinta Besha ee Kismaayo ku Sugan iyo sarakishoda waxaana Qeyb Ay Ka Ahyd Heshiiskii Lala Galay Hogaamiyaha maamulka Jubalnd inuu Soo Xuli Karin Jago Besh Sade Ay lee Dahay Lakin uu lee Yahay inuu u Soo Gudbiyo Saamiga ay lee Yihiin
Ciidamada Ayaa Muddo Lix bilood Waxa Ay Tabo Bar ku Soo qadanayaa dalka jabuuti Waxana Dib Logu Soo Celin Doono Magaalada Kismaayo oo ay Ka howal Gali donana.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.