War Deg Deg ah: Siyasinta Besha sade iyo Besha Axmed Madoobe oo Kulan aan La Shacin Kismaayo Oga Soconayo .

Wararka uu Ka Helayo Gedo Times Magalada kismaayo Waxaa Ay Shegeyaan In Magaalada Hotel Ku Yaalo oo Lagu Magaacabo Hotel xayaad u kulan oga Socanayo Siyasyiin Ka soo Socdo Besha Sade iyo Qaar Ka mid ah Siyinta iyo Odayaasha Besha Hogaamiyaha Maamulka Jubland.

Kulanka Waxaa besha Sade u Matalayo, Maxamuud Sayid Aadan , Cabdi Shire ,Maxamed Owlibaax iyo Xubno Kale.

Halka Besha Axmed Madoobe uu Hogaaminya Macalin Maxamed oo Wasiir Arimaha Bulshada Maamulka jubland iyo Odayaal Ka Tirsan Beshiisa

Waxaa Kulanka Loga Hadlayaa sidii Lo Dar Gelin Lahaa Hir Galinta Heshiiskii Kismaayo Ay kuwad Gareen Labad Dhinac .

Waxaa Kulanka Dalbaday Besha Axmed Madoobe uu Ka soo Jeedo oo Kolkii Hore Dhalilsaneyneyd Heshiiskii Kismaayo Ka dhacay.

Xubno Ka Tirsan Siyaasiyinta Besha Sade oo Goobta Ku Sugano o La Hadaly Gedo Times ayaa U sheegay in Muhiimada Ay Tahay in Odyaasha Ay Besha Sade u Soo Jediyaan Wada Nolaasho iyo Daris Wadaaag Magalada Kismaayo Ay Nabad Ahaato Waqti kasto Cidi Amni Daro Ka Talineysana Si isku mid ah loo Wajaho.

Wali Kulanka Waa uu Soconayaa Waxan idiin Balan qadeynaa Wixii ka soo Baxo iyo codad iyo Sawiro inan Idiin Soo Gudbin doono .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.