Warbixin: Hormaro Dhinaca waxbarashada oo laga dareemaayo Degmada Baledxaawo.

degmada beledxaawo wxaa ay leedahay xuduud sedex xagal ah waana magaalada ganacsiga Gobàlka Gedo.

Magalada wxaa haatan laga hergaliyay mac hadyo kaladuwan oo isugujiro diini iyo maadi, Waxaa haatan qandaraaskiisa labixiyay dhismaha iskuul sare oo ay yeelato degmada Baledxaawo.

Waxaa sidookale dhawaan lafurayaa oo qalabkeedi iyo macalimiinteedi imanayaan degmda jamacda GEDO UNIVERSITY oo loogu talagalay inay waxkabartaan ardayda kabaxo iskuulaadka sare ee kenya kuwooda udhashay degmada.

Degmada beledxaawo hadii ay nabad hesho oo ay dadkeeda iskashdaan hormarka waxbrashada , ganacsiga iyo caafimaadka waa uu wanaagsananayaa.

Maxamuud Lafagari

Baledxaawo, Gedo


Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.