Daawo:Weerarkii Lagu Qaadey Belgium oo Geystey Dhimasho iyo Dhaawac

Waxaa saaka mar saacda ahayd 8:00 subaxnimo xiliga wadanka Belgium labo qarax ka dhacay Brussels international kasoo kadhacay jeekinka diyaad laga leeyahay America kasoo gaystey dhimasho 13 qof inta la ogyahay qarax labaad baa isgauna kadhacay Trainka kasoo ay kudhinteen 15 qof. tirada inta hada la ogyahay inay kudhinteen qaraxaan ayaa ah 28 dhimasho ah iyo 80 kabadan dhaawc ah .
ilaa iyo hada cidna ma sheegin inay ka masuul yihiin qaraxyadaan laakiin waxa jira tuhun ah inay kadambeeyeen ISAS ama Alqaacida.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.