Daawo: Ganacsatada Beesha Sade ee Kismaayo oo qado sharaf u sameeysey Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Beesha ee Halkaasi gaartay.

Ganacsatada Beesha Sade ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa kulan qado sharaf ah waxa ay u sameeyeen qaar kamid ah Siyaasiyinta Beesha SADE ee kismaayo ku sugan.

Ganacsatada aya siyaasiyiinta u sheegay in ay kismaayo kuso odhawaadaan loogana baahanyahay in matalaad rasmi ah ay beesha matalaan

Dhinaccooda siyiintani  ayaa sheegay in ay ku faraxsanyhiin in ay kissmaayo ku soo laabtaan.

gabagabadii kulanka ayaa la isla gartay in laga wada shaqeeyo danta guud ee Beesha iyo tan ree Jubaland sida uu inoo sheegay siyaasi kamid ah siyaasiyiintii kulankaasi ka qeybgashay.

HOOS KA DAAWO SAWIR WADAJIREED AY KU GALEEN MADASHII KULANKA UU KA DHACAY.

SIYAASIYIIN

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.