Daawo:Alshabab Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Ay Sheegeen Inay Ka Qabsadeen Dawlada Somaliya

al-shabaab ayaa soo bandhigtey gadiid ay kaqabsadeen ciidamada dawlada Soomaliya markey weerar ku qaadeen guutada shanaad  xerada laanta buurno, gaawirada ay soo bandhigeen aya ahaa kuwa cabdi bile iyo booyad biyood, dawlada federaalka kama hadlin arintaan ilaa iyo hada.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.