Daawo:Puntland oo Soo Bandhigtey Maxaabiis iyo Maydad

Wali waxaa socda dagaalka udhaxeeya Al-shabab iyo maamul goboleedka soomaliyeed ee Puntland ciidamada amaanka Puntland ayaa soo ban dhigay maxaabiis iyo maydad ay ka keeneen goobaha laysku dagaalayo maxaabiistaan ayaa intooda badan ah ilmo aad u da’yar.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.