Daawo:Isbitaalo Dab ka kacay isagoo Dhibaato ugaysatey Qaybta Qaliinta iyo Daawooyinka

dab

Dab lama filaan ayaa ka kacay Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir xiliga uu dabkaan kacay ayaa ahayd xili habeyna dabkuna wuxuu ahaa mid lama filaan ah. waxaa isla markiiba waxaa ugurmadey dab damiska oo ku guulaystey inay dabkii damiyaan , dabkaan ayaa qasaare ugaystey qaybta daawda.

waxaa sidoo kale dab qabsadey isugana Isbitaalka Madina salaada Subax qaybtiisa qaliinka kasoo gabi ahaanba dambas ka dhigay waxaa saxaafada la hadley kana war bixiyey  dhibaatada soo gaarey isbitaalka  Agaasimaha  DR Maxamed Yuusuf  waxa dhaliyey labadaan dab lama garanaayo  waana su’aal taagen.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.