Daawo:Mulkiilaha Dahabshiil oo Dhaar kamarag Dilkii Saado

Warar mudooyinkaan dambe la hadal haayey in uu dilka Fanaanada wayn allaha unaxariistee Saado ooMuqdisho koox dablay ha ku dileen, uuna jirey tuhun in mulkiilaha shirka xawilaada Dahabshiil uu kadambeeyey dilka Saado ayaa waxaa dhaar lagu mariyey Burco Maxamed Siciid Dahabshiil oo mulkiilaha xawilaada  Dahabshiil. odayaashii ka socday Saado ayaa ku qancay dhaartaa siday sheegeen.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.