Dhageyso: “DR Huute” Waa in laga mira dhaliyaa Heshiiskii dhawaan Kismaayo lagu gaaray.

Iyadoo Shabakadda Wararka ee Gedo Times ay mar walba u heelan tahay u adeegidda Bulshada akhritayaasheeda kamid ka ah, ayaan dhawaan daabacnay qormo aan dhageystayaasha fursad ugu siineynay in ay ra’yigooda kasoo dhiibtaan heshiiskii dhawaan ka dhacay Magaalada Kismaayo.

Qaar kamid ah aqoonyahanada ree Jubaland ayaa durba kasoo jawaabey fursad siintaasi, iyagoo afkaartooda saliimka ah ka dhiibtay shirkii dhawaan kismaayo kuso gabagaboobay ee Dib u heshiisiinta.

Dr Ahmed Ismaaciil Huute ayaa kamid ah dadka lasoo xiriiray Warqabadka Gedo Times isagoo ka waramay sida uu u arko heshiiskaasi, iyo bogaadinta kamira dhalintiisa.

Hoos ka dhageyso Wareysi uu siiyay Gedo Times oo uu qaaday Shaafici Cabdinuur oo kamid ah hawl-wadeenada Gedo Times.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.