Daawo:Madaxwayne Gaas oo lakulmay Saraakiil Etoobiyaan ah

madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland C/wali gaas ayaa magalada Addis Ababa kula kulmay saraakiisha amaanka Etoobiya iyakoo kawda hadlaayey sidii ay iskaga kaashan lahaayeen ladaagalanka Al-Shabaab iyo amaanka guud madaxwayne gaas ayaa sheegey in Puntland iyo Etoobiya ay lee yihiin xiriir dheer darisna yihiin loona baahan yahay in wada shaqeyn wanaagsan ay dhex marto.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.