Dhageyso :Dowlada Somaliya Diyaradaha Putland ay udirtay Maxa Ay Ku Shegtay

Waxaa Goor dhow Shir jar”iid saxafada uQabatay Wasiirka Warfaafinta Somaliya “Mareeye”Isagoo Ka warbixiyaya  Labo Diyardood oo Ay U Dirtay Dowlada Somalya Maamulka Putland  si Logu Wiiqo Awooda Al- shabab

Maalmihi La Soo dhaafay Ayaa Dagaal Xogan iyo Xisad Waxa Ay Ka Tagneyd Degaano Dhaco Xebaha Maamulka Putland oo Lagu Arkay Cidamo ka Tirsan Al- shabab oo uu Dagaal Xogan Sacadihi u Danbeyya Deganadasi uu ku Dhexmarayay Ciidamo Ka Tirsan Putalnd

Halkaan Ka dhageyso

WASIIR MAAREYE SHIRKA GOLAHA WASIRADA 17 03 2016

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.