Putland oo shacabkeda Ugu Baqaday inay la Dagalamaan AL- Shabab

Shirka golaha wasiiradda Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah looga hadlay weerarka kooxda Al-Shabab kusoo qaaday deegaanada xeebaha leh ee Mudug iyo Nugaal, waxay qoraalkooda ku sheegeen inuusan jirin wax is xog dhaafsi ah isla markasna ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo mamulada kale ee waddanka ka jira, maadama xoogagan hubaysan ay kasoo dhaqaaqeen Hobyo iyo Xaradheere.

Shirkooda waxay Gollaha sidoo kale walaac kaga muujiyeen ciidamada ka socda NATO ee ku sugan badda Soomaaliya, kuwaasoo ay sheegeen inaysan ka qayb qaadan duulaanka dagaal yahanadan kusoo qaadeen xeebaha Puntland.2-Shirka-Golaha-Xukuumadda-17-MArch-2016 1-Shirka-Golaha-Xukuumadda-17-MArch-2016-0

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.