“Daawo Sawirada”Kulamo Ka Sononayo Kismaayo.

Waxaa Mgalaada kismayo Ka soconayay Kulamo Balaran oo ay ku wada hadlayaan Besha Sade ka dib Heshiiskii Kismaayo Shalay Ka Dhacay oo ay Yesheen Hogaamiyaha Maamulka jubland iyo Besha Sade.

Besha Sade Xubanaha Kismaayo ka Jogo Aya wax Ay Kulamo Ku Qadanayaan Gobaha Ay Ka Adegan yihiin Magalaada Kismayo Kuwas Loga Hadlay Mustaqabalka Besha iyo Isku Tanaasul La Sameyo Si Besha Ay HorMar Waaro u Gaarto

Runtii Qurbo Joogata Dad Gudaha Somaaliya Joogo Aya Waxay Ku Qanceen heshiiska Ka dhacay Magaalada kismaayo oo aya Wada Gareen Besha sade iyo Hogamiyaha Maamulka Jubland .

Runtii Inta Samo Jacelka Ayaa Ku Dar Daarmay in Besha Sade Ay Kawada Shaqeyana Dadka Hormuudka U ah Midimada Besha Sade iyo Hormuud Waaro oo Lagu Daysado in la samey Dhawan Ayaa idiin soo Gudin Doono sawiro iyo Codada Dad Sida Ay u Soo dhaweyanayaa  Heshiskii Kismayo.

ii uu

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.