“Warbixin” Qaban Qabada Bananbax lagu Tagerayo Aqoonsiga Degmanida Buurdhubo oo Ka Soco Magaladasi

Degmada Buurdhuubo oo ah Degmooyinka ugu Faca Weyn Gobalka Gedo ayaa Wax Ka Soconayo Qaban Qaabo Balaaran oo Lagu Dhigi Rabo Bananbax Lagu Tagerayo Aqoonsiga degmanimo ee ay heshay Magaladaasi

Qaar Ka mid Dad ku Nool Magaalaad oo La Hadlay Gedo Times Ayaa Shegay in Wadaan Isu Soo Bax lagu Cadeynayo Darenkooda

Magaalaad Burdhuubo oo degamo Waqtigii Dowladii Dhexe ay Jiratay Heshay Aqoonsiga Degmanimo ayaa Hogaamiyaha Maamulka Jubland Waxaa uu Ka Dhigay Degaaan Taasi oo Qeyb Ka Ahyd Qodabadi Axmed Madoobe ay Hor dhigtay Besha Sade. Mark Danbana Qeyb ka Ahyd Qodabadii uu Diiday Hogaamiyaha Laakin Markii Danbe uu Aqoon Saday Si Barlamaanka Maamulka Jubland loga Siyo Xubinimadeeda Degmonimo .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.