War Deg Deg: Axmed Madoobe oo Ogaaladay Dhamaan Qodobadii Besha Sade Ay Hor dhigtay:

Waxaa Goor dhow oo Gaboobay kulan Balaaran oo Kismaayo Saaka Oga Furmay Gudiga Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd ,

Kulanka ayaa Goor dhow Soo Gabo Gaboobay Waxana Axmed uu Saxiixay 13 Qodod ee ay Besha Sade Hor dhigtay Ka dib Markii Xalay uu Ogaaladay Qaar Ka mid ah Qodoabada Kuwa kalana uu Diiday

Galabta ayaa Lagu Wadaa In Xaflad Si Heer Sare ah Lo Soo Agaasimay Ay Ka Dhacado Aqalka Madooxayada Jubland  Taas  ay Ka Qeyb Galayaan Madaxda Dowlada ee Kor meerka Ka Ahyd Heshiiska iyo Besha Caalamka Caalamka .

Saxaafad Ayaa Lagu Wadaa In Goor dhow loo Yeero Iyagoo Baahin Doono Heshiiska Goobta Ka Dhacay Saxiixa Labada Dhinac,

Kala soco Gedo Times Sawirada Iyo Codadka Masulinta Gor dhow

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.