Xaflada lagu Shacinayo Heeshiska Besha Sade iyo Axmed Madobe oo Ka socoto kismaayo

Waxaa Goor Ka Bilaabatay Xarunta Martida oo ku Taalo Xeebta Kismaayo Xaflada Lagu Shaacinayo Heshiiska Dhex Maray Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubland .

Waxaa Gordhow Gaaray Xubno Ka Socdo Besh Sade oo sugu Jiro Odyal dhaqmeedyo, siyaasiyin,  Aqaan Yahano yo Bulshada Qeybaheda Kala Duwan .

Waxaa Lagu Wadaa inay Goobta Garaan Xubno Ka Socdo Besha Caalamka Iyo Hogamiyaaha Jubland. Goobta Xaflaad Ay Ka dhaceyso Ayaa Lagu Xardhay Erayo Ka Turjumayo Heshiska Labada dhinac Qaar Kamid ah Fananinta mamulka jubland  oo Ka Qaadi Doono Heso Logu Talaglay shirweyanaha Heshiska.

Kala Soco Gedo Times Sawirada yo codadka Shirka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.