Deg Deg: Shirkii Axmed Madoobe uu Kaga Jawaabi lahaa Qodobadi La Hordhigay oo Goor dhow Furmay

Waxa goor dhow magaalada kismaayo ka furmay Gar ahaan Guriga Martida Ee jubland Shirkii Axmed Madoobe uu Kaga Jawaabi Lahaa Qodobadii Malin Ka Hor Ay Hor dhigeen Gudiga Besha Sade .
Shirka Waxa Goob Joog Ah Ka Ah Labada Dhinac ee Wada Hadlayo Sidoo Kale Waxaa Lagu Wadaa in Gunaanadka Shirka Ay ku soo Biraan Besha Calamka Xubnaha Ka socdo iyo Dowlada Faderaalka ah oo ay Matalayaan Wasiir Difaaca iyo Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Somaaliya .
Ilaa iyo Hada Macado Jawaabta uu Axmed Madoobe Ka bixin Karo Qodobadii La hor dhigay.
Wixii Ku soo Kordho Isha Ku Hay Gedo Times Insha Allah

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.