Daawo:Dawlada Puntland oo kahadshey Imaantinka Al-shabab Puntland

Shir dag daga oo ay yeesheen  wasiirada maamul goboleedka Puntland oo kaga arinsanaayeen imaatinka Alshabaab Puntland. ayaa wasiirka abniga Puntland xasan Xirsi Qarjab saxaafada ugu warbixiyey waxa uu kusaabsanaa shirkaan  dag daga ah. wasiir qarjab ayaa sheegey in dawlada federaalka ah ay isuu dirtey Al-shabaab Puntland si aya qalqal ugaliso balse Puntland shacabkeeda iyo dawladeedu udiyaar yihiin siday al-shabab iskaga difaaci lahaayeen.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.