Maqaal:Xalka Kismaayo Xajadisu Ma Dhowo.

Magaalada Kismaayo ah oo Magaalo Xebeed Wali uu Tagan Yahay Cida Sida Cad u Maamuleyso Waqtigaan Marka Laga Reebo Axmed Madoobe oo ah Hogaamiyaha Maamulka Jubland Maamulkisa oo aan Sal badan Ku tagneyn Hada Xaalka Kismaayo Xajadiisa Ma dhowo,

Maxaa Yelay Kismaayo Wali Maxaa Ka Soconayo Shir Logu Lagu Xalinayo Muran Ka Dhex Taganaa Mudooyinkii Danbe Axmed Madoobe iyo Besha Sade Kaas oo Xal Raadintiisa Rasmiga ah Ay Had Bilabtay, Marka Sawir Guud Laga Bixiyo Xaalka Hada Mesha uu Marayo Waa “Xujo Xujo Ku fur” oo aan Lo Jeedo in Cida Wa Hadalka wada galeyso Labada Dhinaca Mid Kasto uu Wato Sharuudo uu Ku Guleysan Karo Hadii uu ka yelo kan Kale ee ka soo Hor jeedo.

Laakin Xal Raadinta Rasmiga ah aan Lo Wada Bisleyn Axmed Madoobe oo ah Hogaamiye aan u Hadlin Sida ay u Hadlaan kuwa Maamul Gobaledyada iyo Madaxda Dalka Ma, ahan Mid La Fududeysa Karo Siyasadiisa Qarsoon .

Xalka Kismaayo Waxa Kor joogt ka ah Dowladaha Dariska ah iyo Besha Caalamka Dowlada faderaalka ah Xubno Ka socdo kuligood Waxa ay Si Cad u Cadeyen in Rabaan Heshiis Laga Garo Kismaayo .

Besha Sade Iyaga Waa markii ugu Horeysay oo Goob intii Ay Wada Faristaan Ay wad Garaan talo Guud oo kawada Dhaxeyso Taas oo Adkeysay in Axmed uu Fur Furo Besha Gudaheeda Xalay Dhalatina laga Soo Qaday ragii Axmed La Garabka ahaa ee besha Ku jiray danbigii ay galeen .

Wali waxaa uu Murankood Taagn Yahayn Qabiilada Kale ee Jubooyinka Marka Laga Reebo marexaan iyo ogadeen oo isku Faro Baxsanayo Kuwaas oo aysan jirin Cid La Hadashay Ilaa iyo Markii Axmed uu qabsaday Kismaayo Iyagu Markii aad la shekeysatana wax ay Ku leyihiin Marexaan Hadii Heshiis Lala Gaaro Anaga waan Heleynaa Xaqa Naga Maqan .

Laakin Warkii Hore War Soo dhaaf Ayay Somalida Tirahdaa Xaqii ay iyagu la Hayeen Hada Marexaan Waxaa Gor gortan ku Galinayo axmed Madoobe oo rabo inuu u  dodo isaga.

Intaas Markii laga Soo Tago Kismaayo oo ah Goob Saldhig u aha Maamulka Jubland Wax ka Yar 4o km Waxa u jiro Al- shabab iyaguna u Baahan  Dagaal Ama heshiis Nabadeed midkii ay Qataan in Lala Galo Waa Xaajo Kale oo u Baahan Fadhi iyo Dood Culus.

Soo ma Ahan “Xalka Kismaayo Xajadisa Ma dhowo”

W/Q: Jeylaani Husen Yusuf  

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.