Besha Axmed Madoobe oo Ka Hor timid Qodabadi Besha Sade Ay U Gudbiyeen Hogaamiyaha Jubland.

axmed

Waxaa Goor dhow Soo Gabo Gaboobay Kulan Ay Wada Qateen Hogaamiyaha Maamulka Jubland iyo Qaar Ka mid Ah Ergada uu Ka soo Jedo Axmed Madoobe  Kulanka Ayaa Wax Lugu Diiday Qodbadii Axmed Lo Godbiyay ee Ka kobnaa 13 qodob Sidii Jawaab Cad loga Bixin lahaa.

Ergada Ayaa Wax Ay shegeen inay Yelayn Marnabo Qodobadasi Inay Hir Galanaa oo Jawaab Cad Ka Bixiyaan Qodobada Iyagoo Sheegay in Besha Sade Ay Rabaan in Si Fudud Ay  u Qabsadaaan Magalaada Kismayo  Taasin Ay Ka Hor Imanayan .

Odyaashada Ka Soo Jedo Besha Ogadeen Ayaa Wax Ay soo Jediyeen In Besha Sade Loga Bahan Yahay inaysan Gor Gortan Muuqda La Galin Axmed madoobe Lakin Xaqa Ay Leyihiin Besha Sade Ay iyaga u soo Dhiciyan.

Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd Ayaa Go, aan cad Ka Qadan Fkir Ay u Soo Jedyeen Beshisa Waxaan Kulanka uu Ku soo Gabo Gabobay Muuq iyo is Aflagadeyn ay Sameyanayaan qaar Ka Mid ah Ergada .

Ujeedka Kulanka Ayaa Wax uu Ahaa Mid Lagu Cadeyo fikrkooda ku Aadan Qodabd la hor dhigay oo Lag sugaya Jawabtooda Laakin uu Fashilmay Shirkii Natijada Lagu Shacinayay .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.