Xog; Xildhibanada Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubland Muxu Ku Soo Gabo Gabay Kulankii Ay Yesheen .

Natijada Kulan Balaran oo ay Yelanayeen Xidhibaanada Besha Sade iyo Axmed Madoobe 48 Saac ee La Soo Dhaafay Ayaa Ku Soo gabo Gabobay Natijo la, aan , Ka dib Markii Axmed Madoobe uu Dhaliillo Badan Ka Kenay Qodobadii Besha Sade Ay Hor dhigtay Sid Loo Wajihi Karo .

Axmed Ayaa Wax uu Dhaliilay Qodabada 13 Qaar Ka mid ah Oo ay Ka mid yihiin 1—In Suurto Gal Aysan Noqoneyn In Magaalada Kismaayo la siiyo Gudomiyeedaha Besha Sade .

2Wasiirka Amniga Ayo Arimaha Gudaha Inay Qataan Marexan

3—Madaxweyne Ku Xigeen inuusan Isag Soo Magacaabi Karin ee ay Besha So Magaabaneyso.

Dhowr kaasi Qodob Markuu dhaliil ka dhigay Hogamiyaha Jubland Ayaa Wax La Hadlay Xildhibaan Magan oo Sheegay in Surto Gal Ay Tahay inuu Axmed Aqbalo Qodobadasi Hadii kala Aysan Surto Gal Noqoneyn Heshiis dhex Maro Labada Dhinac,

Muran Badan iyo Dhowr Jeer oo ay isku soo Laabteen Xildhibaanada iyo axmed  Madoobe Ayaa Wax Go, aan Lagu Garay in Axmed uu go, aan Soo Garo oo ay San Xidhibanada Wax Badan Ka Badali Karin Qodobada La soo Hor dhigay.

Axmed Madoobe AYaa Walaac Wax uu ka mujiyanayaa Sida Lo Wajihi Karo Heshiiska uu La Galayo Besha Sade isago Sheegay in Dad Badan Ay Degan yihin Jubooyinka oo aan La Firin Xaq ay Leyihiin Marexaan oo Kaliya

1 Comment

  1. kulaankaas wan oga inu natiijo la aan ku soo dhamanayo waayo ahmed madoobe meesha wuxu ku hayaa shimbirayahaw heesa isla xisabtanka ayuu diidayaa waayo wax u rag kula xisaabtamo meesha kuma hayo Kenya iyo xabashi aya marbo go an u kenayso shacabka deeganka ahna wax yalahaas uma cuntamaan marka ahmed madoobe dan waxay uGu jirtaa inuu la heshiiyo beesha sade wayo dadka uGu deeganka badan weye jubaland 4ti sano lasoo dhafayna ayagaa hortaagna 4tana wayku socotaa marka dantiisa inuu garto weeyo haduu wax garad yahay hadii kale sidi 4ti sano a lasoo dhafay ayuu ku dhamaysan ok gabagabadiiiiiii waxaan uGu baaqayaa shacabka ree jubaland ineey tashtaan saan hogaan nagama raacin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.