Dhagayso:Qasaarihii qaraxii Garbahrey ka Dhacay

Qarax ayaa kadhacay meel dadku ku caweeyaan degmada Garbaharey ee gobolka Ged.

Qasaaraha uu geystay qarahasn ayaa  la sheegayaa inuu yahay dhimasho iyo dhaawacba,labo qof oo kudhintey oo ay kujirto Gabadhii Meherada qaraxu ka dhacay lahayd
Qaraxaan ayaa lagu eedeeyey inay Ka dambeeyeen xarakada Al-shabaab

Degmada Garbahaarey ayaan looga baran qaraxyo iyo wixii lamidka amaanka magaalada ayaa aad ufiican.
Hoos ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.