Dhageyso: Dagaal Ka Dhacay G, Sh, Dhexe.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha  Dhexe gaar ahaan Degaanka Miirtaqwo ayaa sheegaya inuu ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo  Al-shabaab.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay ka dib markii Ciidamada Dowladda ay Weerar ku qaadeen Fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Miirtaqwo.

Khasaaraha Dhimasho iyo kuwa Dhaawac ee ka dhashay Dagaalka ka dhacay Miirtaqwo ilaa hadda lama oga.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Ee Gobolka Shabellaha Dhexe wali kama hadlin Dagaalka ka socda Degaanka Miirtaqwo Ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Halkaan Ka Dhageyso:

yusuf abubakar ibrahiim war 10 03 2016

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.