Dhageyso:Maamulka G. Hiraan oo Soo Bandhigay Dadkii Ka Danbeyay Weraraki Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalaada Baladweyne

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo bandhigay Dad lagu tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeen Qaraxii lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baledweyne.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan  xasan Kaafi Maxamed  ayaa sheegay in 5 kamid ah Dad loo haysto ku lug lahaanshaha Qaraxii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Baledweyne  lagu soo bandhigay Magaaladasi.

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Sharciga la marsiin doono dadkii ay ku Cadaato in ay wax ka maleegeen Qaraxii ka dhacay Garoonka Ugaas Khaliif Ee Magaalada Baledweyne.

Halkaan Ka Dhageyso:

Wareysi Afhayeenka G , hIRAAN Xasan Maxmed

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.