Dhageyso:Taliska Nabad Sugida Jubland oo Beniyay in Al- Shabab Ay Madaafic ku Garaceen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo

Afhayeenka Nabad Sugida Maamulka Jubland oo La Hadaly Gedo Times Ayaa Beniyay In al- shabba Madific Ay Ku Qaraceen Magaalada  kismaayo Qeybo Ka mid Ah.

Wax uu afhayeenka Ku Tilmaamay Wararkaasi kuwa Lagu Qalqal Galinayo Xasilonidi Amni ee Ka jirto Magaalada Kismayo.

Sido Kale Afhyeenka Wax uu Ka Hadlay Howal galadii Ay Wadeen Ciidamada Maamulka Jubland isago Sheegay inay Wali Socdaan Howal Galada oo Al- shabab Lag Qabsaday Goobo Hor Leh oo ay Maamulayeen .

Magaalada Kismaayo Ayaa Mararka Qaar Waxaa Ka Dhaco Falal Amniga Qal qal Galiyo Kuwaas oo Al- shabab Ay Masuliyadooda Ay Shegetaan

Halkaan Ka Dhageyso:

Sheqalow 1

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.