Dhageyso: Madaxweyne Xasan oo Furay Xarun Cusub oo Jamacadda Umada Ay Ka Furatay Degmada Wabari .

Madaxweyne Xasn Shikh Ayaa Maaanta Wax uu Boqday Xarunta Jaamcada Umada Ay Ku Ledahay Qeyba Waabari ee Lagu Barnayo Seyniska iyo Barshada Computerka ,

Waxaa Qeyb Galayay Xubo Ka Tirsan Xukumada, Mamulka   iyo Masulinta Jamcada umada . ujeedka Furitaanka Qeyba Cusub Ayaa Laggu Balarinayay Qeybaha Jamcada ay Ku ledahay Magalaada Muqdisho.

Ilaa iyo Markii La furay Jamacad umada Ayaa Wax soconayay Tager Heer Calami ah oo ay ku Kabayeen Dhismaheeda Wadmada Tagero Somaaliya iyo Dowlada Dhexe,

Madaxweyne Hasan Ayaa Sheegay in Jamacada umadda ay aas Aas u Tahay Dib U dhiska Wax Barshada Somaaliya  iyo Hormarka Ay Ku Tilaabsatay .

Halkaan Ka dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.