Daawo:Soomaali Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa

Allaha unaxariistii Marxuun cabdulaahi Axmed Qayr ayaa dil loohu gaystey wadanka south africa isagoo rugtiisa ganacsiga jooga.ninka dilay ayaa udhashey South Africa isagoo marxuunka laba midyood madaxa uga dhuftay, allaha unaxariistee  Marxuun c/laahi ayaa lagu aasey qubuuraha muslimiinta magaalada Cape town . dambiilihii ayaa gacanta lagu dhigay maxkamadna waa lasoo taagayaa  marar badfan oo kale duwan ayaa Soomalida Dil loogu gaystey Wadanka South Africa

 

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.