Daawo:Madaxweeyne Shaakir oo booqday dhawaca liibaan maxamuud iyo dawlada oo Diiday in laqaado

Madaxwaynaha Gobolada dhexe Shiiq maxamed shaakir ayaa booqday dhaawaca Liibaan Maxamuud yuusuf oo dawlada Federaalka udiiday in dalka Itoobiya lagu soo daaweeyo isagoo kusoo dhaawacmay dagaalkii dhusamreeb kadhacay,dawlada ayaa diidmadeeda ku sheegtay in liibaan Maxamuud uu hada kahor kasoo goostay maamulka Galmudug. dhaawaca liibaan ayaa lagu wareejiyey eheladiisa waxayna sheegeen inaan loo dulqaadan karin dulmiga dowlada Federaalka.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.