Daawo:Madawaynaha Jabuuti ayaa Ka qaybgalay Maalinta Haweenka Aduunka

Madaxwayanah dalka jabuuti iyo Wasiiro,xildhibaano,haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada yaa kaqayb galey shir wayn oo lagu xusaayey maalinta Haweenka aduunka oo ku beegan Maanta oo tariiqdu tahay 8 Maarso.
Munaasabadaan oo kadhacday guriga ummada ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wasaarada Haweenka,
madaxwaynaha ayaa ka hadlay muhiimada ay lee yihiin haweenka, madaxwanaha ayaa gudoonsiiyey haweenka qaar kamida bilad sharaf.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.