Daawo:Maamulka Galmudug Ayaa gadiid Dawlada Federalka soo dhiibtey uqaybiyey Degmooyinka

Gadiidkani oo ka kooban ilaa 11 gaari ayaa dowladda waxa ay ugu deeqday maamulkaasi, iyadoo gadiidka o ohadda cadaado ku sugane lo oqorsheeyey in loo qeybiyo degmyooinka qaar, sidaCaabudwaaq,balanbal,xeraale,dhabad,cadaado,Godinlabe,baxdo,Daga’ari,Sadex higlo,bandiiradley iyo galinsoor. ooisla Mamaulkaasi deegaan ahaan ka tirsane aysan jirin cid saamigooda Masuuliyad iska saartay. iyadoo durba cabasho arinkaasi ka xiriidha ay soo gaarsiiyeen maamulada Dgemooyinkaasi warbaahinta qaar, Maamulka Galmudug oo ku magacaaban in gobolada mudug iyo Galgaduud uu ka arimiyo ayaa ilaa iyo hadda ku kooban Magaalada Cadaado iyo koonfurta Magaaalada Gaalkacyo Horay Maamulka galmudug ayaa dowladda dhexe uga helay gaadiid noocani ookale ah oo ka koobnaa ilaa afar gaari kuwaas oo aan soo daafin magaalada Cadaado, Masuuliyiin ka tirsan mamaulkasine awood uma lahan in ay ka dhiidhiyaana arimahaasi sida madaxweyne Kxuigeenka mamaulkaasi maxamed Xaashi Carabeey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.