Xog: Kenya iyo Kaliil Maxaa Dhex Maray

Saldhiga Ay Ciidamada Kenya Ku Leyihin Magaalada Kismaayo Ayaa Kulan Waxaa uu ku Dhex Maray Sarakisha Ciidamada Kenya ugu Sareyso iyo G, Gobalka Gedo ee Dowlada  Maxamed Cabdi Kalil.

Kulanka Ayaa Waxaa Loga Hadlay Sidii Ciidamada Dalka Kenya Ay U soo Warejin  Lahayeen Hubkii ay La Hayeen Ciidamada Col, Bare Aadan Shire Bare Hirale ee Iska soo Dhibay Sabco Asharaf , Markii Ay Soconayen Wada Hadaladi Fashilmay ee Dowlada Ay Gar Wadenka Ka Ahyd  Xukumadi Reysal Wasare C/wali Sh, Axmed ,

Wado Hadal Badan ka dib Ayaa Ciidamada Dalka Kenya Waxa Ay Ku War Galiyeen Kaliil Inaysan Dhibeynin Hubka Ay Hayaan ilaa uu Amro Axmed Madoobe oo ah Hogaamiyaha Maamulka Jubbalnd .

Waxan Kulanka Goordhow uu ku Soo Gagabo Gabobay Natijo La, aan Ka dib Markii La isku Fahmiwayay Wada Hadaladii, Kaliil Ayaan Dib Ugu Soo Laabtay Hotelka uu Ka Dagan Yahay Magaalaada Kismaayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.