Dhageyso:Ciimada Gal -Mudug oo Gacanta Ku Dhigay Hub Lo Waday Ahlusuna.

Ciidamada Nabad sugida qeybtooda Galmudug ayaa sheegay in Deegaanka Duumoodle ee Gobolka Galgaduud ay ku qabteen hub ay ku sheegeen in loo waday Maamulka Ahlu Sunna.

Sida aan Wararka ku heleyno hubkaasi ayaa la sheegay n uu ku socday Deegaanka Xerale oo ka tirsan Gobolka Galgadud ayna maamulaan Ahlusuna.

IWararka waxey intaas ku darayaan in Hubka la qabtay uu u badan Rasaas in kastoo aysan faah faahn kale ka bixin NISA Qeybtooda Galmudug.

Halkana Ka Dhageyso:

WAREYSI OW AADAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.